Maamulka degmadda Buursalax ee gobalka Mudug oo kawaramay hormarka degmaddas (dhegayso)

Maamulka degmadda Buursalax ee gobalka Mudug oo kawaramay hormarka degmaddas (dhegayso)

Xoghaya Degmadda Bursaalax ee Gobalka Mudug Siciid Cabdi Nuur oo Daljir lasoo Xidhiidhey ayaa ka warbixiyey Horumaro ka socda degmadda oo ay ku Jirto Waddo Lamiya oo Dhowaan la Bilaabi doono taaso isku Xidhi doonta BurSaalax iyo Gaalkacyo.

dhinaca kale Xogeeyaha ayaa Sheegay in si isku Tashiga lagu Dhisayo Waddadan Dawladda ayuu ugu Baaqay inay ka Qayb qaadato Dhismaha Wadadan oo Dhan 50KM..

Sidookalena wuxuu Soo dhoweyey Hadalkii Madaxweyne Deni uu Shacabka Puntland Ugu baqay inay ka Qayb qataan Difaaca Deegaanada Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com