Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dalka Sudaan

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dalka Sudaan

Madaxweynaha Dowladda federaalka Somaaliya mudane maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa maanta in uu u duulo dalka suudan ,sida Radio daljir u s

ARDAA: Xalqadii 26aad ee Taxanayaasha ARDAA
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Xulshada Daggan Daahir ||Daljir Bosaaso

Madaxweynaha Dowladda federaalka Somaaliya mudane maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa maanta in uu u duulo dalka suudan ,sida Radio daljir u shegeen dad lagu kalsoonyahay oo ku sugan Xarunta Madaxtooyadda Muqdisho.

Farmaajo booqashada uu ku tagayo dalka suudan ayaa la sheegay inay tahay mid casumaad ah oo u ka helay hogaamiya suudan Cumar Xasan Al -Bashiir ,waxaana logu diyaar garoobay so dhaweynta madaxweynaha si weyn.

Madaxweynaha ayaa markii uu gaaro suudan wuxuu kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxweyne Al-Bashiir ,waxaana la filaya inay kawadda hadlaan xirirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labadda dal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: