Madaxweynaha Catalonia oo sheegay in uu Noqonayaan Dowladda Spain kamadax Banaan

Madaxweynaha  Catalonia oo sheegay in uu Noqonayaan Dowladda  Spain kamadax Banaan

Dowlad gobaleedka Catalonia madax u hadashay ayaa sheegay inay noqonayaan dowlad madax banaan oo ka madax banaan wadanka Spain.

Madaxweynaha dowlad gobaleedkas oo lagu magacaabo Carles Puigemont ayaa u sheegay BBC in uu iclaamin doono in uu kamadax banaanyahay Spain inteeda kale .

Madaxweyne Cales Puigdemont, waxa uu uga digay dowladda Spain inay sameyneyso qaladkeedii ugu dambeeyay haddi ay soo faragaliso ayna la wareegto Catalonia.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com