Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dalka Sudaan

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dalka Sudaan

Madaxweynaha Dowladda federaalka Somaaliya mudane maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa maanta in uu u duulo dalka suudan ,sida Radio daljir u shegeen dad lagu kalsoonyahay oo ku sugan Xarunta Madaxtooyadda Muqdisho.

Farmaajo booqashada uu ku tagayo dalka suudan ayaa la sheegay inay tahay mid casumaad ah oo u ka helay hogaamiya suudan Cumar Xasan Al -Bashiir ,waxaana logu diyaar garoobay so dhaweynta madaxweynaha si weyn.

Madaxweynaha ayaa markii uu gaaro suudan wuxuu kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxweyne Al-Bashiir ,waxaana la filaya inay kawadda hadlaan xirirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labadda dal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com