Laamaha Amaanka Baydhabo iyo Odayaasha oo Kulan kuyeeshay baydhabo

HomeWararka

Laamaha Amaanka Baydhabo iyo Odayaasha oo Kulan kuyeeshay baydhabo

Wararka nagaso gaaraya Magaladda Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa shegaya in laamaha amaanka iyo odayaasha dhaqanka ay kulen ku qateen magaladda

Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo dib loo furay iyo ciidamadii ku sugnaa oo laga qaaday
Sheekh Shaakir oo kulamo ka wada Dhuusamareeb
Maxaa laga fili karaa xaalka doorasho iyo degganaan ee Jubbaland? (dhegayso)

Wararka nagaso gaaraya Magaladda Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa shegaya in laamaha amaanka iyo odayaasha dhaqanka ay kulen ku qateen magaladda ,kaas oo ku sabsan wadashaqaynta labada dhinac.

Kulanka intuu socday ayaa looga hadlay sidi odayaasha dhaqanka uga qayb qadaan lahayeen sugida amaanka iyo la shaqaynta ciidamadda amaanka xiliyada ay arkaan dad dambilayaal ah oo wax u dhimaya amaanka Magaaladda.

qaar kamid ah odayaasha kulanka ka qayb galay oo hadlay ayaa sheegay inay kashaqaynayaan amaanka isla markaana ciidamada maamulka Konfur galbeed ay la shaqaynayaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: