Laamaha Amaanka Baydhabo iyo Odayaasha oo Kulan kuyeeshay baydhabo

Laamaha Amaanka Baydhabo iyo Odayaasha oo Kulan kuyeeshay baydhabo

Wararka nagaso gaaraya Magaladda Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa shegaya in laamaha amaanka iyo odayaasha dhaqanka ay kulen ku qateen magaladda ,kaas oo ku sabsan wadashaqaynta labada dhinac.

Kulanka intuu socday ayaa looga hadlay sidi odayaasha dhaqanka uga qayb qadaan lahayeen sugida amaanka iyo la shaqaynta ciidamadda amaanka xiliyada ay arkaan dad dambilayaal ah oo wax u dhimaya amaanka Magaaladda.

qaar kamid ah odayaasha kulanka ka qayb galay oo hadlay ayaa sheegay inay kashaqaynayaan amaanka isla markaana ciidamada maamulka Konfur galbeed ay la shaqaynayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com