Maxaa laga fili karaa xaalka doorasho iyo degganaan ee Jubbaland? (dhegayso)

Maxaa laga fili karaa xaalka doorasho iyo degganaan ee Jubbaland? (dhegayso)

Maamulka Jubbaland in dhawaale waxaa ka socday diyaar garow la xiriira doorashada madaxtooyada iyo midda xulasho ee Baarlamaankii wax dooran lahaa.

Inkasta oo taasi jirto, todobaadyadii ugu dambeeyeyna ay sii labo-lixaadsatay, haddana waxaa ka aloosan khilaaf siyaasadeed oo lixaadleh, kaasoo gaaray in ay la dhiso labo guddi doorasho, ayna xulaan labo Baarlamaan.

Arrimahaasi is dhinac socda ayaa walwal qabaa in ay wiiqaan degganaansha maamulkaasi iyo hufnaan doorasho oo dhacda.

Cismaan Yuusuf Xaraare waa siyaasi horay u soo noqday mudane Baarlamaanka dawladda dhexe ee federaalka ah, wareysi uu siiyey Radio Daljir ayuu uga hadlay arrimo dhawr ah oo la xiriira doorashada Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com