Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Wararka aroortaan waxaa ugu horreeya Xaaf oo si rasmi ah loo riday iyo Shirka Kismaayo ee aan weli la hubin oo sii xoojiyey khilaafka dowladaha iyo DFS. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d425bc050100111ae47738/S%2BD_MCI_04_oct+2017.mp3

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Galdogob (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Wararka aroortaan waxaa ugu horreeya Xaaf oo si rasmi ah loo riday iyo Shirka Kismaayo ee aan weli la hubin oo sii xoojiyey khilaafka dowladaha iyo DFS.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: