Wacaal Daray ah: Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la Dilay

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la Dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay taliyihii ciidamada ammaanka ee garoonka diyaa

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya oo war ka soo saartay colaada ka tagaan Baladweyn
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay taliyihii ciidamada ammaanka ee garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, marxuum Cabdisalaam Sanyare.

Wararka ayaa sheegaya dilka uu yimid kaddib markii askari ka tirsan ilaaladiisa uu rasaas ku furay taliyaha, sidoo kale goobta waxaa dhaawac ka soo gaaray laba qof oo kale, hadana dhaawacooda lagu dabiibayo xarumaha caafimaadka ee Gaalkacyo.

Wixii warar oo dheeraad ah kala soco Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: