20 qof oo ku dhintay Toogasho kadhacday Magaladda Las Vegas ee Dalka Maraykanka (Sawiro)

HomeWararka

20 qof oo ku dhintay Toogasho kadhacday Magaladda Las Vegas ee Dalka Maraykanka (Sawiro)

Saraakisha Booliska ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 20 ruux in ay ku dhinteen 110 kalana ay dhaawac yihiin kadib toogasho ka dhacday magaalada Las Vegas

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garowe kaga qayb galay Kulan lagu shaacinayay Gollaha ladagaalanka Qabyaalada (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 77aad daawo)
Khayre: ”Mucaarad iyo Muxaafid, waxaan taariikhda ku geli doonnaa sida aan u ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, iyo Xuduudaha dalka …” (Daawo)

Saraakisha Booliska ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 20 ruux in ay ku dhinteen 110 kalana ay dhaawac yihiin kadib toogasho ka dhacday magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka.

Toogashadda ayaa ka dhacday meel bandhig faneed uu ka socday, waxaana la sheegay Qof hubaysan in uu rasaas ku furay hoteelka Mandalay Bay oo Bandhigo uu ka socday.

sido kale Bandhiga ayaa waxaaa kusugnaa dad aad u badan , waxaana la sheegay in qaar badan ay baxsadeen.

Saraakisha Boolisku waxay sheegeen in qofkii looga shakisnaa weerarkaasi la dilay , islamarkaana ay wali waddaan baaritaano.

Dadka dhaawacmay ayaa 14 qof, waxa ay ku jiraan Xaalad Adag sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Isbitaalka Magaaladaasi.

Daawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: