20 qof oo ku dhintay Toogasho kadhacday Magaladda Las Vegas ee Dalka Maraykanka (Sawiro)

20 qof oo ku dhintay Toogasho kadhacday Magaladda Las Vegas ee Dalka Maraykanka (Sawiro)

Saraakisha Booliska ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 20 ruux in ay ku dhinteen 110 kalana ay dhaawac yihiin kadib toogasho ka dhacday magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka.

Toogashadda ayaa ka dhacday meel bandhig faneed uu ka socday, waxaana la sheegay Qof hubaysan in uu rasaas ku furay hoteelka Mandalay Bay oo Bandhigo uu ka socday.

sido kale Bandhiga ayaa waxaaa kusugnaa dad aad u badan , waxaana la sheegay in qaar badan ay baxsadeen.

Saraakisha Boolisku waxay sheegeen in qofkii looga shakisnaa weerarkaasi la dilay , islamarkaana ay wali waddaan baaritaano.

Dadka dhaawacmay ayaa 14 qof, waxa ay ku jiraan Xaalad Adag sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Isbitaalka Magaaladaasi.

Daawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com