Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 77aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna Haweenka iyo sida ay dhigaal usamaysan karaan, waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed Maxamed.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *