Waxgaradka Gobalka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaaladda kadhaca Buuraha Calmadow Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Gobalka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaaladda kadhaca Buuraha Calmadow Sanaag (dhegayso)

Odayaasha gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Baran waxaa ay uga hadleen xaalada gobolkaasi iyo shirarkii ay la yeesheen ma

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)
DHAHAR: Qabanqaabada soodhaweynta Wasiir Jamaal (Sawirro)
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Xildhibaanadii Xaaf Mooshinka ka keenay

Odayaasha gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Baran waxaa ay uga hadleen xaalada gobolkaasi iyo shirarkii ay la yeesheen maadxwaynaha Puntland ee kadhacay magaalada Bosaso.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kalle diiradda lagu saaray xaaladd ammaan ee deegaanada Calmadow oo ay ku suganyihiin ciidamada dowladda Puntland oo dagaal kula jira ururka Al-shabaab.

Nabadoon Cabdiqani Maxamed Faarax ayaa radio Daljir uga waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: