Wasiir Yuusuf Garaad oo Shir Caalami ah kaga qayb Galay Brussels (Sawiro)

HomeWararka

Wasiir Yuusuf Garaad oo Shir Caalami ah kaga qayb Galay Brussels (Sawiro)

Magaladda Brussels ee dalka Biljamka waxaa shir uga socda Wasiirada Arimaha dibadda ,kaas oo looga hadlayeey arimo kala duwan. Shirkaan ayaa waxa

Jamaal Osmaan oo Markii labaad ku guulaystay hanadashada Kursiga 6-aad ee MN
Ciidamadda Dowladda oo Alshabaab kala wareegay degaano cusub
MAANHADAL: Wadahadalada Dowladda Federaalka & Maamulka Somaliland (dhegayso)

Magaladda Brussels ee dalka Biljamka waxaa shir uga socda Wasiirada Arimaha dibadda ,kaas oo looga hadlayeey arimo kala duwan.

Shirkaan ayaa waxaa Soomaaliya oo ka mid ah Wadamada IGAD u metelayay Wasiirk Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo Xubno la socda.

Kulankaas oo ay la socdeen kulamo kala duwan oo Gooni gooni ah ayaa intiisa badan waxaa looga hadlayay Xiriirka wadar geesoodka ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo xiriirka laba geesoodka ee dal kasta kala dhexeeya Midowga Yurub.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: