MAANHADAL: Wadahadalada Dowladda Federaalka & Maamulka Somaliland (dhegayso)

MAANHADAL: Wadahadalada Dowladda Federaalka & Maamulka Somaliland (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadka diiradu saarantahy shirki Wadahadalada DFS iyo Maamulka Somaliland kaas oo ku soo gabagaboobay dalka Jabuuti.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaysa Aqoonyahano,waxgarad iyo siyaasiyin,iyado Su’aalo dhowr ah an ka weydiin doono muhiimada ay leedahay in la wadahadlo.

Barnaamijka Waxaa Garoowe ka soo jeedinaya Wariye Khadar Cawl ismaacil.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com