Wasiir Yuusuf Garaad oo Shir Caalami ah kaga qayb Galay Brussels (Sawiro)

Wasiir Yuusuf Garaad oo Shir Caalami ah kaga qayb Galay Brussels (Sawiro)

Magaladda Brussels ee dalka Biljamka waxaa shir uga socda Wasiirada Arimaha dibadda ,kaas oo looga hadlayeey arimo kala duwan.

Shirkaan ayaa waxaa Soomaaliya oo ka mid ah Wadamada IGAD u metelayay Wasiirk Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo Xubno la socda.

Kulankaas oo ay la socdeen kulamo kala duwan oo Gooni gooni ah ayaa intiisa badan waxaa looga hadlayay Xiriirka wadar geesoodka ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo xiriirka laba geesoodka ee dal kasta kala dhexeeya Midowga Yurub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com