HomeUncategorized

M/weyne Museveni oo safar kedis ah ku tagey Muqdisho, kulamana la yeeshay madaxda dawlada Somaliya.

Muqdisho, Nov 28 - M/weynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa safar kedis ah oo saacado qaatay ku tagay Muqdisho. Ujeedad safarka M/weyne Museveni

Bannaanbax looga soo horjeedo caydii Nabi Muxamed NNKH oo ka dhacay Buuhoodle.
Wasiirka caafimaadka Puntland oo kala diray maamulkii iyo guddigii caafimaadka ee cisbitaalka Galkacyo.
RW shirdoon tacsida Xildhibaan Xasan Cali u diray ehelada, xildhibaanada iyo shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho, Nov 28 – M/weynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa safar kedis ah oo saacado qaatay ku tagay Muqdisho. Ujeedad safarka M/weyne Museveni ayaa lagu micneeyey in uu niyadda ugu dhisayo cidanka Uganda ka jooga Somaliya. Uganda ayaa waxaa ka jooga Muqdisho ciidanka ugu balaaran ee AMISOM, waana wadanka labeeya Burudi. M/weyne Museveni ayaa la sheegay in uu kulan wadatashi ah la qaatay M/weyne Shariif, R/wasaare Farmaajo, iyo Afhayeen Shariif Xasan ka hor intii aanu dib ugu laaban Kampala oo uu ka soo kicitimay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: