Dhalinyaradda Jaamacadaha Dalka Ku Biiraya oo Soo Badanaya (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaradda Jaamacadaha Dalka Ku Biiraya oo Soo Badanaya (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Dhalinyaro isugu jira wilaal iyo Gabdho ayaa saaka Bilaabay Balaarinta Aqoontooda ,iyago saaka ku biiray

Golaha wasiirrada DFS oo ansixiyay Xeerka Xayiraadda Lacagaha
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay isku soo dhiibeen xubno katirsan Alshabaab
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Dhalinyaro isugu jira wilaal iyo Gabdho ayaa saaka Bilaabay Balaarinta Aqoontooda ,iyago saaka ku biiray Jaamacada Bariga Africa Faraca Qardho.

Wariyaha Daljir Qardho Maxamuud Fantastic oo Booqday Jaamacada Bariga Africa ayaa la kulmay Ardayda ku birayeey Jamacadaa ,wuxuna wax ka weydiyeey Bal soo dhaweynta uu maamulka u sameyeey Ardayda iyo Ardayda kuliyadaha ay danaynayaan.

dhegayso Waraysiga Fantastic

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: