Shacabka Galmudug oo Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug inay Danta Shacabka Fiiriyaan (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Galmudug oo Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug inay Danta Shacabka Fiiriyaan (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa shalay Kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynihii Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf. Xil ka qaadista ayaa timi

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Hormarka & Bilicda Dagmada Haroorays ee Gobolka Faafan ee DDS (Daawo)
Beesha Cabdalla Nooleys: ”Dowladda Puntland waxaan ka tirsaneynaa cadaalad-darro qaangaartay” (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa shalay Kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynihii Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf.

Xil ka qaadista ayaa timid xilli Jaha wareer siyaasadeed uu Maalmihii ugu dambeeyay ka dhex jiray Hogaanka Maamulkaasi.

Hadaba Bulshada ku nool Deegaanada Gobollada dhexe ayaa taageeray Talaabada ay qaadeen Xildhibaanada Galmudug iyagoo dhinac kale kubaaqay in lasoo doorto Hogaan lagu wada qanacsan yahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: