Bulshadada Gobolada Dhexe oo Taageeray Xilkaqaadista Xaaf, Dardaaranna u Diray Xildhibaanada (dhegayso)

HomeWararka

Bulshadada Gobolada Dhexe oo Taageeray Xilkaqaadista Xaaf, Dardaaranna u Diray Xildhibaanada (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa shalay kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynihii Galmudug, Axmed Ducaale Geele Xaaf. Xilkaqaadista ayaa timid xi

Madaxweynaha Somaliland oo eedeyn u jeediyeey Madaxda DFS (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaaroowe (dhegayso)
Xildhibaano Kaso Horjeestay Magacaabista Golaha Wasiirada Hiirshabele (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa shalay kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynihii Galmudug, Axmed Ducaale Geele Xaaf. Xilkaqaadista ayaa timid xilli Jaahwareer siyaasadeed uu maalmihii ugu dambeeyay ka dhex jiray huggaanka maamulka Galmudug.

Hadaba Bulshada ku nool deegaanada Gobollada Dhexe ayaa taageeray tallaabada ay qaadeen Xildhibaanada Galmudug, iyaga oo dhinaca kalena ku baaqay in la soo doorto hoggaan lagu wada qanacsan yahay.

Warbixinta waxaa istudiyaha Daljir Caabudwaaq ka soojeedinaya wariye Cumar Lakiman.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: