Bulshadada Gobolada Dhexe oo Taageeray Xilkaqaadista Xaaf, Dardaaranna u Diray Xildhibaanada (dhegayso)

Bulshadada Gobolada Dhexe oo Taageeray Xilkaqaadista Xaaf, Dardaaranna u Diray Xildhibaanada (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa shalay kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynihii Galmudug, Axmed Ducaale Geele Xaaf. Xilkaqaadista ayaa timid xilli Jaahwareer siyaasadeed uu maalmihii ugu dambeeyay ka dhex jiray huggaanka maamulka Galmudug.

Hadaba Bulshada ku nool deegaanada Gobollada Dhexe ayaa taageeray tallaabada ay qaadeen Xildhibaanada Galmudug, iyaga oo dhinaca kalena ku baaqay in la soo doorto hoggaan lagu wada qanacsan yahay.

Warbixinta waxaa istudiyaha Daljir Caabudwaaq ka soojeedinaya wariye Cumar Lakiman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com