Wasiirka Amniga Puntland oo Fah Faahin Kabixiyeey Howlgal Kasocda Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga Puntland oo Fah Faahin Kabixiyeey Howlgal Kasocda Boosaaso (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda Amniga Dawladda Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf Dawladd oo shir Jar,aad ku qabatay Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa

Dagmada Goljano ee Gobolka Faafan oo qadka Internedka (Sawirro)
FARRIIN kahortagga kufsiga carruurta iyo shaacinta cudurka ‘Pedophilia’ iyo cudurqabaha (Pedophile)
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dareenka shacabka Puntland iyo Duufaanada ku soo wajahan Puntland (daawo)

Wasiirka wasaaradda Amniga Dawladda Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf Dawladd oo shir Jar,aad ku qabatay Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey howgalada ay ciidanka amaanku kawadaan magaalada Boosaaso kuwaas oo lagu baadi goobayo Hubka aan sharciga aheyn ee shacabka ku dhax haysto Magaalada bosaaso.

Goobaha Ganacsi iyo Hay’adaha ayuu wasiirku ugu baaqay inay sharciyeystaan hubka ay hantidooda ku ilaashanayaan si loogu hayo diiwaanka saxda ee hubka ka baxsan kan dawladda.

Wasiirka wasarada Aminga Puntland Axmed Cabdullahi Yuusuf Dawladd waxa sida oo kale shcabka u sheega in wixii ka wen qoriga loo yaqaano AK 47 inaan loo ogolaanayn inay gacanta ay ku haystaan oo ay isticmaalaan .

Dhegayso Codka Wasiirka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: