Site icon Radio Daljir

Wasiirka Amniga Puntland oo Fah Faahin Kabixiyeey Howlgal Kasocda Boosaaso (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda Amniga Dawladda Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf Dawladd oo shir Jar,aad ku qabatay Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey howgalada ay ciidanka amaanku kawadaan magaalada Boosaaso kuwaas oo lagu baadi goobayo Hubka aan sharciga aheyn ee shacabka ku dhax haysto Magaalada bosaaso.

Goobaha Ganacsi iyo Hay’adaha ayuu wasiirku ugu baaqay inay sharciyeystaan hubka ay hantidooda ku ilaashanayaan si loogu hayo diiwaanka saxda ee hubka ka baxsan kan dawladda.

Wasiirka wasarada Aminga Puntland Axmed Cabdullahi Yuusuf Dawladd waxa sida oo kale shcabka u sheega in wixii ka wen qoriga loo yaqaano AK 47 inaan loo ogolaanayn inay gacanta ay ku haystaan oo ay isticmaalaan .

Dhegayso Codka Wasiirka

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ca7bd90801003d614f7a42/Codka+Wasiirka+Amniga+Puntland+.mp3?_=1
Exit mobile version