Gudiga Amniga Puntland & Galmudug oo Soo Saaray Qodobo Dhowr ah (dhegayso)

HomeWararka

Gudiga Amniga Puntland & Galmudug oo Soo Saaray Qodobo Dhowr ah (dhegayso)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa kulan ku yeeshay Guddiyada nabad gelyada Puntland iyo Galmudug ayaa soo saaray afar qodob oo wax l

Maxkamadda Ciidanka Ahlusuna oo Xukumo ku Riddey Xubno ka Tirsan Alshabaab (dhegayso)
Somaliland oo degniin u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Puntland (Daawo)
Maqaal: Dal iyo Dowladda Jirta Dal laguma Tilmaamo Haduusan Sharci Jirin

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa kulan ku yeeshay Guddiyada nabad gelyada Puntland iyo Galmudug ayaa soo saaray afar qodob oo wax looga qabanayo colaadda gobolkaas ka jirta.

Qodobadda Kulanka Labadda Dhinac Kaso Baxay Maanta Waxaa Kamid ahaa

1-In la sii wado heshiiskii iyo wadahadalkii nabaddeed ee horey u socday

2-Guddiyadii Nabadgelyada in lasoo nooleeyo oo ay shaqadoodii sii wadaan

3-Ciidanka isku dhafka ah inuu shaqeeyo oo shaqadii loo xilsaaray qabtaan

4-In ka hadalka saxaafadda loo adeegsado wax dadka anfacaya ee aan wax dhib ah laga sheegin.

Dhowr jeer oo Hore Dhinacyadda Puntland iyo Galmudug ,waxaa kaso Baxay Qodobo kuwaas oo fashilmay ,waxaana dhinacba dhinaca kale ku eedaynayaan inay iyagu jabiyeen Heshiisyadaas.

Dhegayso Codka Gudoomiyaha Gobalka Mudug Xasan Abgaalow oo ku dhawaaqay Qodobadda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: