HomeUncategorized

Mawro Caasha Geelle Diiriye oo ka hadashay soo dhawaynta waftiga ka socda ururada haweenka ee gobolka Banaadir.

Garowe, Oct 09 – Wasiirka haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa ka hadashay munaasabad lagu soo dhaweeyey wafti ka socda ururada haweenka ee gobolka Banaadir. Mawro Caasha ayaa soo dhawaynta kadib uga warbixisay xubnaha waftiga hawlaha wasaarada … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Heshiiskii ay soo saareen issimadii dhex-dhaadinta ka waday dhacdadii Galkacyo oo maanta la kala saxiixday, loona sameeyey xaflad markhaati-galin ah.
Lionel Messi oo ku Guuleystay Xidiga ugu wanaagsan Adduunka
Garaad C/llaahi Cali Ciid oo fool-xumo ku tilmaamay faragalinta dawladda federaalku ay kuwado maamulka Jubbaland (Dhagayso).

Garowe, Oct 09 – Wasiirka haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa ka hadashay munaasabad lagu soo dhaweeyey wafti ka socda ururada haweenka ee gobolka Banaadir. Mawro Caasha ayaa soo dhawaynta kadib uga warbixisay xubnaha waftiga hawlaha wasaarada …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: