Horyaalka Kubadda Cagta Puntland oo lasoo gabagabeeyey(sawiro)

HomeWararka

Horyaalka Kubadda Cagta Puntland oo lasoo gabagabeeyey(sawiro)

Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Bossaso tartankii horyaalka kubadda cagta ee Puntland oo sanadkan ay ka qaybgaleen ika badan laba boqol oo dhali

Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo beeniyeey in Musuq loo xiray (Daawo)
Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo gaaray Baydhabo
Warsan Abdullahi Yusuf: “Ninka maanta doonaya inuu wax xoog ku xukumo waa nin fulay ah

Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Bossaso tartankii horyaalka kubadda cagta ee Puntland oo sanadkan ay ka qaybgaleen ika badan laba boqol oo dhalinyaro.

Tartanka ayaa looga gol leeyahay sidii isdhexgal loogu samayn lahaa dhalinyarada, ayna usoo bixi lahaayeen kooxo kubadda cagta oo xul ah.

Munaasbaddii lagu soo xirayay oo kadhacday Bossaso ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro, bahda cayaaraha iyo dadwayne kalle.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: