Ciidamadda AMISOM oo Dad Shacab ah Ku Dilay Muqdisho

HomeWararka

Ciidamadda AMISOM oo Dad Shacab ah Ku Dilay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalo madaxda Somaaliya ee Muqdisho Ayaa sheegaya in Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ay dad shacab ah ku dileen duleedka Muqd

Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka COVID-19
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Kulan Kula Qaatey Xafiiskiisa Gudoomiyeyaashaa Gobolada Puntland.
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Magaalo madaxda Somaaliya ee Muqdisho Ayaa sheegaya in Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ay dad shacab ah ku dileen duleedka Muqdisho.

Gawaarida AMISOM ayaa kusii Jeeday Degmada Afgooye, waxaana la sheegayaa in Gaarigii ugu horeeyey Kolonyada uu jiiray Ninkii Makaanika ahaa ee ku guda jiray Cilad bixinta Gaari haleysnaa, waxaana xigay Gawaaridii kale oo iyane jiiray.

Sidaa Waxaa Xaqiijiyeey dad goobjoogayaal ahaa oo arkayeey Gawaarida AMISOM ee jiiray shacabka an waxba galabsan,mana aha markii ugu horeysay oo Ciidamada AMISOM dad kujiraan Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: