Ciidamadda AMISOM oo Dad Shacab ah Ku Dilay Muqdisho

Ciidamadda AMISOM oo Dad Shacab ah Ku Dilay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalo madaxda Somaaliya ee Muqdisho Ayaa sheegaya in Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ay dad shacab ah ku dileen duleedka Muqdisho.

Gawaarida AMISOM ayaa kusii Jeeday Degmada Afgooye, waxaana la sheegayaa in Gaarigii ugu horeeyey Kolonyada uu jiiray Ninkii Makaanika ahaa ee ku guda jiray Cilad bixinta Gaari haleysnaa, waxaana xigay Gawaaridii kale oo iyane jiiray.

Sidaa Waxaa Xaqiijiyeey dad goobjoogayaal ahaa oo arkayeey Gawaarida AMISOM ee jiiray shacabka an waxba galabsan,mana aha markii ugu horeysay oo Ciidamada AMISOM dad kujiraan Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com