Maanhadal: Ismaandhaafka Siyaasadeed ee DFS iyo Dowlad Goboleeldyada iyo Siyaasadda Sacuudiga & Imaaraadka (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

Maanhadal: Ismaandhaafka Siyaasadeed ee DFS iyo Dowlad Goboleeldyada iyo Siyaasadda Sacuudiga & Imaaraadka (dhegayso)

ku soodhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah, waxaana todobaadkan ku soo qaadanaynaa ismaandhaafka ka dhexjira

TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed & hormarineed ee Soomaaliya
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan nidaamka asxaabta badan ee Puntland (dhegayso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

ku soodhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah, waxaana todobaadkan ku soo qaadanaynaa ismaandhaafka ka dhexjira Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobeleedyada ee la xiriira khilaafka wadamada Khaliijka iyo siyaasadda Sacuudiga iyo Imaaraatka ee furfurka siyaasadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Axmed Shiikh Maxamed Tallman ayaa ka soo jeedinaya Daljir Boosaaso.

DHEGAYSI WACAN

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: