TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed & hormarineed ee Soomaaliya

TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed & hormarineed ee Soomaaliya

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho.

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq ka soojeedinaya wariye Cabdifataax Cumar Geeddi, waana barnaamijkii 1aad ee TALOKEEN.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com