HomeUncategorized

Xubno ka ka socda jaaliyada Puntland ee magaalada Leicester, UK oo la kulmay qaar saxaafada maxalliga ah ee Puntland.

Garowe, Sept 07 – Waxaa safar hawleed ku jooga Puntland xubno ka socda jaaliyada Puntland ee Leicester, Leicestershire, UK. Xubnaha jaaliyada oo danaynaya horumarinta dhallinyarada ee dhinacyada isboortiga iyo wacyigelinta ayaa kulan maanta la yeeshay xubno ka socda saxaafarada maxalliga ah ee gobollada Puntland. Diiwaanka Wararka, Idadacada Daljir. Daljir.com

Marwo Caasha Geelle Diriye oo booqasho uga bilaabatay Boston, MA.
(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir
Prof. Jawaari oo sharaxay natiijada shir uu la yeeshay xubno ka tisan ururrada haweenka Puntland

Garowe, Sept 07 – Waxaa safar hawleed ku jooga Puntland xubno ka socda jaaliyada Puntland ee Leicester, Leicestershire, UK. Xubnaha jaaliyada oo danaynaya horumarinta dhallinyarada ee dhinacyada isboortiga iyo wacyigelinta ayaa kulan maanta la yeeshay xubno ka socda saxaafarada maxalliga ah ee gobollada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: