HomeUncategorized

Al-shabaab oo sheegtay weerarkii hutel Muna; 33 qof oo dhimasho ah; 6 ka mid ahina ay yihiin xildhibaano baarlamaan.

Muqdisho, Aug 24 - Afhayeenka Al-shabaab, Sh. Cali Dheere oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in Al-shabaab ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii lagu qaa

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo xaflad Sagootin ah loo Qabtay
Baahin: Salaasa, Jun 28, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Gaas oo 99% cod kalsooni ah ka helay mudanayaasha baarlamaanka; Shir wadatashi ah oo lagu gorfeeyey aminiga & midnimada bulshada oo ka furmay Dhahar, Sanaag; Eng. Maxamed Faarax, wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka xog warramay wax qabadkii wasaarada mudadii uu xilka hayey; Maxamed A. Xaad oo aan ka waraysanay shir odayaal-dhaqameed Somaliyed ugu soo dhamaaday Kampala, Uganda.
DHEGEYSO-Tartan kubadda cagta ah oo ka furmay magaalada Garoowe.

Muqdisho, Aug 24 – Afhayeenka Al-shabaab, Sh. Cali Dheere oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in Al-shabaab ay mas’uul ka ahaayeen weerarkii lagu qaaday hutel Muna, Muqdisho. Sida la xaqiijiyey waxaa ku dhintay 33 qof oo u badan dad rayad ah oo ka saqaynayey huteelka, halka 6 ka mid ahi ay ahaayeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: