HomeUncategorized

Guddiga wacyigelinta bulshada oo shirkoodii maanta farriimo isugu dhafan feejignaan & hogatusaalayn u diray shacabka Puntland.

Garowe, Aug 10 – Guddiga oo ay maanta u hadleen wasiirka haweenka & horumarinta qoyska marwo Caasha Geelle Diiriye & wasiir ku xigeenka beeraha Burhaan Cilmi ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan hay’adaha amniga ee dawlada Puntland, kana feejignaadaan dadka caadaystay falal dambiyeedyada iyo dhibka bulshada. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Dhagayso Barnaamijka Duhurnimo ee Xulashada Radio Daljir 05 Oct 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso
Wasiirrada caaddalladda, caafimaadka, iyo deegaanka oo booqday dhaawacyadii Buuhoodle ee lagu dawaynayo cisbitaalka Galkacyo.
Wallad Cabdalla oo ku eedeeyey Sh. Aways cinqilaab lagu afgambiyayo dawlada M/weyne Shariif.

Garowe, Aug 10 – Guddiga oo ay maanta u hadleen wasiirka haweenka & horumarinta qoyska marwo Caasha Geelle Diiriye & wasiir ku xigeenka beeraha Burhaan Cilmi ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan hay’adaha amniga ee dawlada Puntland, kana feejignaadaan dadka caadaystay falal dambiyeedyada iyo dhibka bulshada.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: