Kismaayo Shan Caruur ah Ayaa Ku Dhintay Dab Qabsaday Hoygoodii (Sawiro)

HomeWararka

Kismaayo Shan Caruur ah Ayaa Ku Dhintay Dab Qabsaday Hoygoodii (Sawiro)

Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in uu dab qabsaday Guri ay kunoolayeen qoys barakacayaal

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Muqdisho: Wasiirka Ganacsiga oo kala diray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha
DFS oo saartay amaro ku wajahan xarumaha dhaqan celinta

Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in uu dab qabsaday Guri ay kunoolayeen qoys barakacayaal ah xaafada Farjano ee Magaaladda Kismaayo.

5 Caruur ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dabkaas qabsaday hooygooda,iyado la sheegay in waalidinta caruurtaas ay ka maqnayeen hooyga ay ku gubteen caruurtaas.

Masuuliyin katirsan Maamulka Jubbaland oo uu kamid yahay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa booqday goobta dhacdadan naxdinta leh kadhacday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: