Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Warbixintii 2aad ee Xaalka Beeraha iyo Beeraleyda Puntland Dhegaystayaal shalay oo Sabti ahayd Radio Daljir waxaa uu bilaabay baahinta warbixino xi

WAR SAXAAFADEED: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii Hore ee Radio Daljir
Isku-aadka wareega labaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo la shaaciyay (WARBIXIN)
BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaan la’aanta bulshada (Taxanaha 9aad | daawo)

Warbixintii 2aad ee Xaalka Beeraha iyo Beeraleyda Puntland

Dhegaystayaal shalay oo Sabti ahayd Radio Daljir waxaa uu bilaabay baahinta warbixino xiriir ah oo ku saabsan xaalka beeraha Puntland iyo Beeraleeydaba, kuwaasi oo si durugsan uga xog iyo xaal warramaya dullinnada cayayaan iyo duruufaha haysta beeraleeyda.

Warbixintaan oo ah middii labaad oo qayb ka ah taxanayaasha warbixineed ee xaalka beeraha Puntland waxaan ku iftiindoonnaa noocyada dalag ee beeraha Puntland ka soo baxa, siiba intii aysan ku habsan xanuunnada ragaadiyey wax soo saarkii beeraha.

Xasan Heykal ayaa diyaarshay warbixinnadaasi, inoona soo jeediya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: