Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)

Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)

Daahfuraka xafiiskan ayaa yimid kadib go,aankii ka soobaxay dhawaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Camey ee ahaa in 15 bisha sagaalaad wixii laga bilaabo si toos ah uu u howlgalo xafiiskan dekeda Bosaaso laguna baaro badeecadaha ka soo degaya dekeda bosaaso iyo kuwa ka dhoofaya.

dhegayso Warbixin Xasan heykal uu kasoo diray Boosaaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0