Site icon Radio Daljir

Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)

A general view shows activity at Somali's northern port town of Bosasso, November 24, 2008. Somali pirates holding a Saudi supertanker after the largest hijacking in maritime history have reduced their ransom demand to $15 million, an Islamist leader and regional maritime group both said on Monday. REUTERS/Abdiqani Hassan (SOMALIA)

Daahfuraka xafiiskan ayaa yimid kadib go,aankii ka soobaxay dhawaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Camey ee ahaa in 15 bisha sagaalaad wixii laga bilaabo si toos ah uu u howlgalo xafiiskan dekeda Bosaaso laguna baaro badeecadaha ka soo degaya dekeda bosaaso iyo kuwa ka dhoofaya.

dhegayso Warbixin Xasan heykal uu kasoo diray Boosaaso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59bce7ce040100d569f034ff/Warbixinta+daah+furka+xafiista+taya+dhowrka+Puntland++ee+dekeda+bosaaso+.mp3?_=1
Exit mobile version