HomeUncategorized

Maxamed C. Guuleed, Gudd. Guddiga xisaabxirka baarlamaanka Puntland oo bogaadiyey kororka dhaqaale & hannaanka miisaaniyadeed ee Puntland.

Garowe, July 28 - Md. Guuleed oo aan ka waraysanay miisaaniyada & xisaabxirka dawlada Puntland ee 2009-2010 ayaa sheegay in 30.5% dakhliga dawladu uu

“Cidda keliya ee hub qaadan kartaa waa ciidanka qalabka sida ee dawlada” wasiirka amniga Puntland.
M/weynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay safiirrada Jaamacadda Carabta iyo Shiinaha ee ku sugan dalka Kenya
Wadaad Somali ah oo lagu soo ogaaday dacwad ah in uu jeediyay Khudbado Jihaadka Dhiir-galinaya

Garowe, July 28 – Md. Guuleed oo aan ka waraysanay miisaaniyada & xisaabxirka dawlada Puntland ee 2009-2010 ayaa sheegay in 30.5% dakhliga dawladu uu ku baxay hay’adaha dawliga ah, 26.5% ay ku baxday amniga & ciidamada, halka 43.6% uu ku baxay mashaariicda horumarineed & kharashaadka guud ee Puntland. Md. Guuleed ayaa soo dhaweeyey hannaanka dhaqaale iyo xisaabeed ee dawlada Puntland marka is-barbardhig loo sameeyo sanadihii hore iyo gobolada kale ee Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: