HomeUncategorized

Wasiiro & mudanayaal baarlamaan ee dawlada federaalka ah oo ugu baaqay dawlada & shacabkla Puntland in ay iska difaacaan kooxaha weerarka ku ah nabadda.

Muqdisho, July 26 – Wasiirka tamarta/batroolka & xildhibaan C/ladhiif Muuse oo ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay Karin/Laag ee gobolka Bari ayaa ugu baaqay dawlada & shacabka Puntland in ay iska difaacaan, kana digtoonaadaan dagaalada ka socda koonfurta Somaliya in ay aanay aafayn deegaankooda … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Ra’isal Wasaare Gaas oo Rajo wanaagsan oo 100% ah ka muujiyey inuu noqdo Madaxweynaha dalka.
Madaxwene Gaas oo Garowe kula kulmay Saraakiil Ciidan oo dalka Dibadiisa tababar ku soo qaatay
Natiijada tartan aqooneedka dugsiyada sare Puntland ee caawa ku tartamay barnaamijka Tartan iyo Tacliin

Muqdisho, July 26 – Wasiirka tamarta/batroolka & xildhibaan C/ladhiif Muuse oo ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay Karin/Laag ee gobolka Bari ayaa ugu baaqay dawlada & shacabka Puntland in ay iska difaacaan, kana digtoonaadaan dagaalada ka socda koonfurta Somaliya in ay aanay aafayn deegaankooda …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: