Wasiiro & mudanayaal baarlamaan ee dawlada federaalka ah oo ugu baaqay dawlada & shacabkla Puntland in ay iska difaacaan kooxaha weerarka ku ah nabadda.

Muqdisho, July 26 – Wasiirka tamarta/batroolka & xildhibaan C/ladhiif Muuse oo ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay Karin/Laag ee gobolka Bari ayaa ugu baaqay dawlada & shacabka Puntland in ay iska difaacaan, kana digtoonaadaan dagaalada ka socda koonfurta Somaliya in ay aanay aafayn deegaankooda …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com