Muqdisho oo Maanta Lagu Qabtay Bandhiga Carwada Bugaagta (dhegayso)

HomeWararka

Muqdisho oo Maanta Lagu Qabtay Bandhiga Carwada Bugaagta (dhegayso)

Sanadkii Sadexaad ayaa Waxaa magaaladda Muqdisho lagu qabtay Carwada caalamiga ah ee Bandhiga bugaagta ,taas oo ay ka qayb galayaan qorayaal ,Aqoonyah

MAANHADAL: Madaxtooyada Puntland oo aan la dhacsanayn tallaabooyin dhawr ah oo uu qaaday Madaxweyne Xasan
Jubbaland oo Qaadacday Saami Qaybsiga Khayraadka Soomaaliya (akhriso)
7qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Sanadkii Sadexaad ayaa Waxaa magaaladda Muqdisho lagu qabtay Carwada caalamiga ah ee Bandhiga bugaagta ,taas oo ay ka qayb galayaan qorayaal ,Aqoonyahano iyo hal abuurayaal caan ka ah Somaaliya.

Bandhigan Bugaagta wuxuu socon doona mudo Sadex malmood ah ,iyado lagu soo bandhigo doono Bugaag ka hadlaya Afkeena iyo dhaqanka Somaalida,waxaana maanta ka qayb galay bandhigaas Masuuliyin uu kamid yahay Madaxweynaha Dowladda federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Dhalinyarada oo iyagu door weeyn kulahaa sanadkaan ayaa waxaa ay soo Bandhigeen bugaag iyo sheekooyin ka turjumaya Waxyaabaha ay dhaqan ahaan uleedahay soomaalida.

Agaasimaha New Horizon oo ah hay’adda Soo Qaban qaabisay Bandhig Carweedkaan Maxamad Diini ayaa Radio Daljir Muqdisho Uga Waramay Waxyabah ay Uga Goleeyihiin Bandhig Carweedyada noocaan ah.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: