Muqdisho oo Maanta Lagu Qabtay Bandhiga Carwada Bugaagta (dhegayso)

Muqdisho oo Maanta Lagu Qabtay Bandhiga Carwada Bugaagta (dhegayso)

Sanadkii Sadexaad ayaa Waxaa magaaladda Muqdisho lagu qabtay Carwada caalamiga ah ee Bandhiga bugaagta ,taas oo ay ka qayb galayaan qorayaal ,Aqoonyahano iyo hal abuurayaal caan ka ah Somaaliya.

Bandhigan Bugaagta wuxuu socon doona mudo Sadex malmood ah ,iyado lagu soo bandhigo doono Bugaag ka hadlaya Afkeena iyo dhaqanka Somaalida,waxaana maanta ka qayb galay bandhigaas Masuuliyin uu kamid yahay Madaxweynaha Dowladda federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Dhalinyarada oo iyagu door weeyn kulahaa sanadkaan ayaa waxaa ay soo Bandhigeen bugaag iyo sheekooyin ka turjumaya Waxyaabaha ay dhaqan ahaan uleedahay soomaalida.

Agaasimaha New Horizon oo ah hay’adda Soo Qaban qaabisay Bandhig Carweedkaan Maxamad Diini ayaa Radio Daljir Muqdisho Uga Waramay Waxyabah ay Uga Goleeyihiin Bandhig Carweedyada noocaan ah.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com