Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Go’aan Kasoo Saaray Kiiskii Cabdikareem Qalbi dhagax (dhegayso)

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Go’aan Kasoo Saaray Kiiskii Cabdikareem Qalbi dhagax (dhegayso)

Muqdisho Waxaa ku Shiray ,gaar ahaan Xarunta Golaha Shacabka Xildhibanada Golaha Shacabka ,waxaana ay Dood dheer ka yeesheen Go’aankii Xukumadda Soomaaliya ay Dowladda Itoobiya ugu Wareejisay Cabdikareem Qalbi dhagax

Mudanayaasha ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Go’aanka Xukumadda,waxaana Xildhibaanadii is Qoray ee Jesdiyay Dooda ay sheegeen in Qaabka ay Xukumaddu u martay Arrinta Qalbi-dhagax ay aheyd mid Mugdi ku jiro.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gaba gabadii markii dooda dhamaatay waxaa uu ku dhawaaqay in arrintan ay guddi u saareen, isla markaana Guddiga marka uu arrintan ka soo tala bixiyo natiijada loo soo gudbinayo Xildhibaanada

Hoos kadhagayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com