Ururada Bulashada Rayidka ee Cabudwaaq oo Ka Hadlay Qalbidhagax (dhegayso)

HomeWararka

Ururada Bulashada Rayidka ee Cabudwaaq oo Ka Hadlay Qalbidhagax (dhegayso)

Kulan ay isugu yimadeen ururada Bulshada Rayidka ee Gobalada dhexe Magaaladda Cabudwaaq ayaa waxay ku tageereen Go’aankii dowladda dhexe ay ugu dhiibtay Etoobiya Cabdikareem Qalbidhagax oo kamid ahaa Jabhadda ONLF. Cumar Lakiman oo Ku sugan Xarunta Daljir Cabudwaaq Ayaa Warbixintan kaso diray halkaas. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b948950301006a6726373f/Warbixin+Ururada+Bulshada+Rayidka+Gobollada+dhexe+oo+taageeray+Go%27aankii+lagu+wareejiyay+Qalbidhagax+By+Cumar+Lakiman.MP3

23 qof oo ku dhimatay shil Tariin oo ka dhacay Caasimada wadanka Mexico ee Metro
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Gudigga Xuduudaha iyo Federaalka oo shir wadatashi ah qabtay (Sawiro)

Kulan ay isugu yimadeen ururada Bulshada Rayidka ee Gobalada dhexe Magaaladda Cabudwaaq ayaa waxay ku tageereen Go’aankii dowladda dhexe ay ugu dhiibtay Etoobiya Cabdikareem Qalbidhagax oo kamid ahaa Jabhadda ONLF.

Cumar Lakiman oo Ku sugan Xarunta Daljir Cabudwaaq Ayaa Warbixintan kaso diray halkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: