23 qof oo ku dhimatay shil Tariin oo ka dhacay Caasimada wadanka Mexico ee Metro

23 qof oo ku dhimatay shil Tariin oo ka dhacay Caasimada wadanka Mexico ee Metro

23 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii ay isku dhaceen labo tariin Caasimada wadanka Mexico ee Metro.

Kooxaha gurmadka deg deg ayaa ku howlan badbaadinta dad kale oo wali lagu la,yahay shiilkaasi sidoo kale duqa magaalada Claudia Sheinbaum oo tagay goobta shilka uu ka dhacay ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka ku sheegay in wali howl-weenada gurmadka ay wadaan soo daad gureynta iyo caawinta dadka ay waxyeelada kasoo gaareen shilkaas .

Diwaanka Wararka
radio Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com