Dibadbax Lagu Tageerayeey Go’aankii Dowladuu ka Gaadhay Cabdikareem Qalbi Dhagax oo Muqdisho Kadhacay (dhegayso)

HomeWararka

Dibadbax Lagu Tageerayeey Go’aankii Dowladuu ka Gaadhay Cabdikareem Qalbi Dhagax oo Muqdisho Kadhacay (dhegayso)

Dibadbaxayaal ka kala yimid Degmooyinka gobalka Banaadir qaybo kamid ah ayaa maanta ku tageeray dowladda Go'aankii ay ugu wareejisay Etoobiya Cabdikar

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)
QM oo wakhtiga u kordhisay Ciidamadda AMISOM
Xubno katirsan Barlamaanka Puntland oo Muqdisho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Dibadbaxayaal ka kala yimid Degmooyinka gobalka Banaadir qaybo kamid ah ayaa maanta ku tageeray dowladda Go’aankii ay ugu wareejisay Etoobiya Cabdikareem Qalbidhagax oo kamid ahaa Jabhada ONLF.

Qaar ka mid ah banaanbaxayaasha oo Shuxuurtooda muujinayay ayaa waxa ay sheegeen in ay taagersan yihiin dowladda, isla markaana iyaga caburin lagu hayo sida ay sheegeen,waxay shegeen in Rasaas lagu furay shacabka.

Hoos kadhegayso codadka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: