HomeUncategorized

Xalima M. Faarax, madaxa dallada nabadayna ee Puntland oo aan ka waraysanay safar nabadeed oo ay ugu baxeen Uurjire/Duudhooyo.

Garowe, July 05 - Xalima M. Faarax iyo wafti ay hogaaminayso ayaa u ambabaxay deegaanada Uurjire & Duudhooyo oo ay xurgufi ku dhex martay laba ardaa

Maalinta biyaha dunida oo laga xusay Garoowe
Midawga Yurub oo Puntlnad kala shiray hirgalinta mashaariic lagu dayactirayo dhismaha wadooyinka.
“In marna la yiraahdo amniga waa in wax laga qabtaa, marna la yiraahdo tallaabo lama qaadi karo, socon mayso” nabadoon Khaliif Aw-Cali.

Garowe, July 05 – Xalima M. Faarax iyo wafti ay hogaaminayso ayaa u ambabaxay deegaanada Uurjire & Duudhooyo oo ay xurgufi ku dhex martay laba ardaa oo oodwadaag ah. Marwo Xalima ayaa sheegtay in ay weheliyaan xubno ka tirsan 7-da gobol ee Puntland, ujeedadooduna ay tahay in ay nabad kala dhex dhigaan labada ardaa, ayna weheshan doonaan maamulka gobolka …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: