Kooxda Maslaxo iyo Afka Soomaaliga (dhegayso)

HomeWararka

Kooxda Maslaxo iyo Afka Soomaaliga (dhegayso)

Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa hoos-u-dhac uu ku yimid afka Soomaaliga, waxaana hadda socda dadaallo lagu xo

Cabdiweli Cali Gaas khudbad nooce ah ayuu shalay Shirka Wadatashiga ka jeediyeey (Daawo)
Warka Caweysin iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (daawo)
Madaxweyne Waare oo hambalyada Ciidka u diray shacabka somaliyeed

Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa hoos-u-dhac uu ku yimid afka Soomaaliga, waxaana hadda socda dadaallo lagu xoojinayo afka hooyo.

Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo kooxda dhaqanka ee Maslaxo ayaa Garoowe ku qabtay kulan looga la isla soo qaaday tayaynta iyo sare-u-qaadista afka Soomaaliga.

Jaamac Ciise, Daljir Garoowe, ayaa warbixinta hoose ka diyaariyay kulankaas.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: