Wareegto Wasaaradda Amniga Puntland: Lama Qaban Karo Wax Shir Siyaasadeed ah (akhri)

HomeWararka

Wareegto Wasaaradda Amniga Puntland: Lama Qaban Karo Wax Shir Siyaasadeed ah (akhri)

War qoraal aha oo ka soobaxay Xafiiska Wasiirka Amniga Puntland ayaa lagu sheegay in guud ahaanba ay mamnuuc tahay in hoteelada Puntland lagu qabto sh

Shacabka Garowe oo Siyaabo Kala duwan uga Hadlay Siyaasiyiin & Ganacsato lagu Xiray Garowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddiga Doorashooyinka Puntland: “Dadku doorasho ha isu diyaariyeen,”

War qoraal aha oo ka soobaxay Xafiiska Wasiirka Amniga Puntland ayaa lagu sheegay in guud ahaanba ay mamnuuc tahay in hoteelada Puntland lagu qabto shirar siyaasadeed oo lagu carqaladaynayo amniga Puntland.

Warqadda oo ku socota dhammaan laamaha amnig ee dowladda ayaa waxaa la farayaa ciidamada amniga in ciddii u huggaansami wayda amarka Wasiirka ay ka qaadaan talaabo sharciga waafaqsan.

Wareegtada waxaa ku saxiixan Wasiirka Amniga Puntland, Md. Axmed Cabdullaahi Yuusuf.

Hoos akhri

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: