iyado shalay Caasumadda Puntland ee Garowe lagu xiray siyaasiyiin iyo Ganacsato caan ka ah Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka Garowe oo la hadlay Radio daljir.

Qaar kamid ah shacabka ayaa soo dhaweyeey in la xiro shaqsiyaadka khal khalka galinaya amniga iyo jiritaanka Puntland ,halka qaar kalena shegeen in dowladu waddo Caburin,

dhegayso codadka Shacabka

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *